Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Waa kuma Cabdiraxmaan Kulmiye oo sirdoonka SNMsheegay ‘inuu yahay basaas ay gacanta ku dhigeen’? Qoraal ay hay’adda ku soo daabacday boggooda X ee horay loo oron jiray Twitter, ayaa lagu sheegay in ragaasi hore u fuliyeen falal ka dhan ah …

25th September 2024  admin  

Baarlamanka Denmark oo ansixiyay sharci lagu mamnuucayo gubista qur’aanka Baarlamaanka Denmark ayaa Khamiistii meel mariyay sharci dambi ka dhigaya in kitaabka Qur’aanka Kariimka ah lagu gubayo goobaha fagaarayaasha ah, si loo dejiyo carada dalalka Muslimiinta ah, kadib markii ay Denmark …

25th September 2024  admin  

Baarlamanka Puntland oo muddada kororsaday Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 12-aad ee …

25th September 2024  admin  

Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Caruurtii, Qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee eedo Saynab Maxamed Xaaji Faarax oo maalintii shalay ku geeriyootay dalka Hindiya . Waxaan si gaar ah tacsi ugu diraynaa …