Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Maxaa lagu saleeyey go’aankii 17-ka xildhibaan lagala noqday baarlamaanka Puntland? Daawo Waraysi qaas ah oo Madaxweynaha SSC-KHAATUMO uu amuurtaasi uga faaloonayo. …

24th September 2024  admin  

Suldaanka guud ee beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Ayaa maanta u gudbiyey Guddiga Ansixinta iyo xallinta khilaafadka Golaha Wakiilada DPL Liiska Xildhibaanada ku metelaya Gobolka Sanaag iyo Haylaan. …

24th September 2024  admin  

Golaha Dhaqanka beesh Dhubahante ayaa sheegay in aysan soo qorayn xildhibaanada cusub ee baarlamanka Puntland. …

24th September 2024  admin  

Waa kuma wiilka Soomaaliga ah ee markii ugu horeysay garsoore ka noqonaya koobka Qaramada Afrika ee 2024 Waxay ahayd wax u u jeclaa inuu noqdo markii uu yaraa – garsoore kubadda cagta – isagoo ciyaaraha xaafadaha deegaankiisa uu qaban jiray …