Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac sababtay oo ka dhacday Laascaanood Shaqaaqo dhismasho iyo dhaawac sababtay ayaa saaka ka dhacday Dhanka Bari ee magaalada Laascaanood, gaar ahaan Maraaga, taasi oo sababtay dhimasho iyo dhaawac, sida ay sheegeen dadka degaanka …

24th September 2024  admin  

Faahfaahin ka soo baxaysa Helikobtar u gacan gashay Al Shabaab oo ay ajnabi la socdeen Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dayaarad ay Qaramada Midoobay leedahay oo ka soo duushay Beledweyne, kuna sii jeedday Wisil, ay ku …

24th September 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Guud ee QM oo ka wada hadlay xaaladda Gobalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka ay ku wada xiriireen Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres ayaa kala hadlay …

24th September 2024  admin  

Beesha Gaashaanbur ayaa noqotay beeshii ugu horreysey ee qabata kullan lagu soo dhaweynayo dib u doorashada Madaxweynaha dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni …