Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Baarayaal ka tirsan Ciidanka ICE ayaa ayaa saaka ku soo jarmaaday oo baaritaan ku sameeyay guriga xildhibaan Ilhaan Cumar ee Washington, D.C. Warbaahinta CBS News oo xiganaysa ilo xog-ogaal ah, ayaa sheegtay in baaritaanku uu la xiriiray dukumentiyo socdaal oo …

26th November 2026 admin
Gabadhii ugu horaysay ee Barlamaanka Ingiriiska Xildhibaan ka noqota ayaa loo dhaariyey xilkaas 🚨 WATCH: Sagal Abdi-Wali is sworn in as the Labour MP for Holborn and St Pancras https://t.co/TwM70sWwrK — Politics UK (@PolitlcsUK) October 12, 2026 …

26th November 2026 admin
Qalabkii lagu codaynayey, kuwii lagu xayeesiinayey xisbiga iyo kuwii lagu dabaal degayey markii doorashaddu dhacdo intaba Diyaarad ayeey wada saaran yihiin Madaxweynaha Soomaaliya ma yaqaan siyaasadda iyo maamulka dalka. Ma leeyahay aqoonta dhisidda hay’adaha. Dadka ayuu kala qaybinayaa halkii uu …

26th November 2026 admin
Shirkii Jaaliyadda Maakhir ee magaalada Toronto ee Dalka Canada. Maanta oo ay taariikhdu tahay Tuesday, September 29, 2026. waxa magaalada Toronto ee dalka Canada ka qabsoomay shir aad looga soo shaqeeyey oo ay qabsadeen jaaliyadda reer Maakhir ee magaaladaas …







