Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Sadio Mane oo aroos weyn u dhigay gabar uu ku tilmaamay inay leedahay sifooyinkii uu doonayey Xafladda arooska ciyaartooyga 31 jirka ah ee u dhashay dalka Senegal, Sadio Mane oo dhawaan ka dhacday dalkiisa ayaa siweyn looga hadal hayaa baraha …

24th September 2024  admin  

Dibad bax ka dhan ah xadgudubka Itoobiya oo ka dhacay Caasimadda Dalka Mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kummanaan shacabka reer Muqdisho ah oo ka kala yimid degmooyinka  Gobalka Banaadir iyo deegaannada ku xeeran kala qaybgalay dibadbax ballaaran …

24th September 2024  admin  

Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo garab istaagtey Soomaaliya Bayaanka ayaa lagu sheegay muhiimadda ay leedahay u hoggaansanaanta mabaadi’da deris-wanaagga, lagana fogaado wax kasta oo xiisadda iyo colaadaha gobolka sii kordhinayo oo laga shaqeeyo nabad-gelyada iyo xasilloonida gobolka, taasoo gacan wanaagsan ka …

24th September 2024  admin  

Afhayeenka xoghayaha guud ee QM oo ka hadlay is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe ayaa ka hadlay is-afgaradka ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Itoobiya, kaasi oo ay si aad ah ay uga hortimid Dowladda Federaalka Soomaaliya.…