Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Madaxweyne Xasan: Haddii Itoobiya ay hal tallaabo qaado, afar ayaan qaadaynaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad uu salaadii Jimcaha ka jeediyey masaajidka Madaxtooyada waxa uu ku sheegey in Soomaaliya aysan gacmaha ka laaban doonin haddii lagu soo …

24th September 2024  admin  

Ninka ku dhashay Jarriiban ee loo doortay maayarka magaalo ka tirsan Mareykanka Golaha Deegaanka ee SeaTac ayaa u doortay Maxamed Cigaal Maayarka magaalada, iyadoo Iris Guzman loo doortay Maayar ku xigeen. Maxamed Cali Cigaal waxa uu ku dhashay degmada Jarriiban …

24th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo xilka ku wareejiyey Madaxweyne Ku-xigeenka cusub Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor. …

24th September 2024  admin  

Xisbiyada Itoobiya oo taageeray is-afgaradka lala galay SNM Ethiopia ayaa mar kale ku celisay inay taageersan yihiin heshiiskii is-afgaradka dhinaca badda ee ay la galeen Somaliland. Golaha Iskaashiga Xisbiyada siyaasadda ee Ethiopia oo kulan ku yeeshay Addis Ababa ayaa sheegay …