Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda SoDMA oo la kulmay Safiirka Ururka Iskaashiga Islaamka Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta la kulmay Safiirka Ururka iskaashiga islaamka (OIC) u fadhiya Dalkeena Mudane Maxamed Bamba Maxamed. Kulanka oo …

24th September 2024  admin  

Maxammed Xasan Culusoow , oo ah wiil u dhalay Madaxweynaha Soomaaliya oo hore looga soo saaray waaran xadhig ah ayaa la sheegayaa in uu dib ugu laabtay Turkiga kaddib muddo uu baxsad ahaa. Waxaa jira codsi xukun maxkameed oo gaarsiisan …

24th September 2024  admin  

Labo askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka oo lagu la’yahay xeebaha Soomaaliya Taliska Dhexe ee ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in laba askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykan ah lagu la’yahay badda Soomaaliya, iyadoo la waayay xilli ay ku …

24th September 2024  admin  

Taliyihii ciidanka Booliiska oo reer Muqdisho ka codsaday inay amaan geliyaan Soomaalida kale ee Marida ku ah Muqdish Taliyaha Booliska Soomaaya Janaraal Sulub Axmed Firin, oo ahad inuu amniga caasimadda gacan bir ah ku qabto ayaa hadda reer …