26th July 2024  admin  Category :

Xildhibaanno dalbaday in la soo qabto nin xaaskiisa ku gubay Muqdisho

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta ku dhaliilay hay’adaha amniga in aysan gacanta ku soo dhigin ninkii dilay xaaskiiisa oo lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis.

Xildhibaannada ayaa sheegay in aan la aqbali karin in wali uu gacanta caddaaladda ka maqan yahay eedaysanaha loona baahan yahay in ay soo qabtaan sida ugu dhaqsaha badan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*