10th May 2024  admin  Category :

Hooyo la sheegay inuu gubay saygeeda oo ku geeriyootay Muqdisho

axaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta ku geeriyooday haweeney lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis oo aheyd hooyo uur leh, sidoo kalana haysatay carruur agoon ah.

Sida ay ehelladeeda sheegeen, Luul waxaa gubay nin ay u dhexday, kaas oo aan illaa iyo hadda aan lasoo qaban.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*