Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Muxuu Hawlgalka Ciidamada Badda ee Midowga Yurub ka yiri xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya? Taliye ku xigeenka Hawlgalka Ciidamada Badda ee Midowga Yurub ee Atalanta oo ka howlgala Xeebaha Soomaaliya oo maalmihii ugu dambeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta shir …

23rd September 2024  admin  

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku eedeeyey hoggaanka dowladda inay kala dhantaaleen mdnimada dalka sida uu hadalka u dhigay. Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku yiri” Nasiib darro ka weyn ma jirto in hoggaanka dowladdu ay …

23rd September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa maanta qado sharaf ku maamuusay qaar kamid ah Madaxda u timid munaasabadda caleemasaarka. …

23rd September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray dib-u-howlgelinta Isbitaalka Sheekh Zayid ee Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dib-u-howlgelinta Isbitaalka Sheikh Zayid ee magaalada Muqdisho oo ay maalgeliso Dowladda Isutagga Imaaraadka …