26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo lagu eedeeyey inaanu war ka hayn warqadaha ka baxaya Villa Soomaaliya oo magaciisu ku saxiivan yahay

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi oo maanta ka hadlay kulanka Golaha aqalka sare ayaa eedeyn u soo jeediyay Dowlada Federalka iyo Maamul goboleedyada waxana uu ugu baaqay inay isu tanasulaan oo eegeen shacabka Soomaaliyeed.

Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo u muuqday in uu quus ka taagan yahay sidii loo xalin lahaa khilaafka sii dheeraanaya ee u dhexeeya dowlada Federalka iyo inta badan maamul goboleedyada ayaa si gaar ah ugaga hadlay warqad ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Farmaajo taasoo markale ku socotay Dowlad Goboleedyada.

Gudoomiyaha aqalka sare ayaa ku tilmaamay warqadaas inuusan madaxweynaha, islamarkaana ay qortay gacan seddexaad oo uusan magacaabin.

https://youtu.be/M5FooZkW-lY

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*