16th January 2022  admin  Category :

Madaxweynaha Puntland oo magcaabay taliyaasha Daraawiishta iyo  Booliiska Puntland

Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28 October 2018 magcaabay Taliayaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

 

Xeer Madaxweyne Lr.157 October 28, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu Arkay:                     Dastuurka Dowladda Puntland

 

Markuu arkay:                      Aqoontiisa iyo Khibradiisa  shaqo

 

Wuxuu Xeeriyey:

 

 

1.Waxaa S/Guuto Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen loo magacaabay Taliaya Ciidanka Daraawiishta  Dowladda Puntland.

 

  1. Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.

 

 

 

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

October 28, 2018 – Written by Suldaan Samawade

Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28 October 2018 magcaabay Taliayaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

 

Xeer Madaxweyne Lr.158 October 28, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu Arkay:                     Dastuurka Dowladda Puntland

 

Markuu arkay:                      Aqoontiisa iyo Khibradiisa  shaqo

 

Wuxuu Xeeriyey:

 

 

1.Waxaa S/Guuto Muxuyadiin Axmed Muuse loo magacaabay Taliaya Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

 

  1. Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.

 

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACY-GELINTA HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*