28th March 2024  admin  Category :

Murashaxiinta Federaalku ay  u wataan  inay qabtaan hogaanka Puntland maxaa ka wada dhigay  beesha ciise  Maxamuud> ,  Sababtu waa inay  khal  khal  siyaasadeed  ka abuuraan    caasimadda Puntland , iyaga oo adeegsanaya  caasimadda ” anagaa  degna”  oo ay caan baxeen Faladeganka Puntland iyo koox taageersan

Siciid dheere, oo ahaa  taliayaha Ciidanka daraawiishta Puntland  intii argagixisadu ku jirtay buuraha Calmadow, ayaa maanta fariinta ay u soo dhiibeen federaalku ay tahay amnigaa wax ka qabanayaa.

Si aan marka kale umadda Soomaaliyeed afduub loogu haysan Caasimadda anagaa degna waa maalinta doorashada ka danbaysa la bilaabaa Caasimadda Puntland halka ay noqon doonto, sababtoo ah maalintii Garowe loo dooranayey casimadda Beelaha Puntland uma wada dhamayn

Maxaa ka wada dhigay hal beel, oo ah beeshii ka faaiiday dhisitaanka Puntland?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*