Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th April 2025 admin
(GarooweOnline) Wararka uu helayo warsidaha Garowe Online ayaa sheegaya in madaxda dowladda Federalka Somalia xusul duub ugu jiraan sidii loo laali lahaa dhismaha Aqalka sare ee Barlamanka Somalia kaasoo kamid ahaa dhismihiisu waxyaabihii horay loogu hishiiyay maadama ay dhici wayday …

28th April 2025 admin
Allah ha u naxariistee heestii Faaduma Qaasim ayaa inta la bililiqaystay aqoonsi Japaan looga raadinayaa Faadumo Qaasim markii ay noolayd, heesihii ay qaadi jitay Sahro Halgan waa kuwan https://youtu.be/OIIAqbypCTM …

28th April 2025 admin
Guddiga Diinwaangelinta doorashoooyinka beelaha Isaaq, ayaa dugsiyaddii Laascaanood oo ay xoogga ku haysteen ka bilaabay diinwaan gelinta Caruurtii dugsiyada dhiganaysay . Sidoo kale Cunnigii sheega magaca, Awoowayaashiis iyo Ayeeyoonkiis waalidkiis dhalay , Abtigiis ama Adeerkiis oo dhinay ama qurbaha ku …

28th April 2025 admin
Ciidamada booliska ee dalka Faransiiska ayaa si khasab ah dharka ugaga siibay xeebaha dalkooda gabar xirneyd dhar asturan oo loo yaqaan qamaarka Sawiro ayaa la soo dhigay baraha bulshada, iyadoo sidoo kale wargeysyada caalamka ay wax ka qoreen booliska Faransiiska …