26th July 2024  admin  Category :

Guddiga Diinwaangelinta doorashoooyinka beelaha Isaaq, ayaa dugsiyaddii Laascaanood oo ay xoogga ku haysteen ka bilaabay diinwaan gelinta Caruurtii dugsiyada dhiganaysay . Sidoo kale Cunnigii sheega magaca, Awoowayaashiis iyo Ayeeyoonkiis waalidkiis dhalay , Abtigiis ama  Adeerkiis oo dhinay ama qurbaha ku maqan waxa loo balan qaaday in la siinayo 25 doolar. Haddii qof waayeel ama Curyaan ah   uu dugsiga keeno oo la diiwaan geliyo waxa la siinayaa  15 doolar ayaa loo balan qaaday caruurii fadhiday xiisadda xisaabta

https://youtu.be/nRuxEUdj49k

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*