Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th April 2025  admin  

Ceelka shidaal ee Lughaya waa ceel la diyaarshay 1990, waana ceel uu dhex ceegaago batrool aad u tira badan, waxaanan ka haynaa xog rasmiya. Waxaana maalmahaan socda muran dhanka deegaanka ah oo kasoo cusboonaaday deegaanada Lughaya, waxaana xaqiiqa in aynan …

29th April 2025  admin  

  Isutaga Ardada Muslimiinta ayaa waxay ku madaharaaden xafiiska agaasime ku xigeenka waxbarashada ee gobolka Kerala ee dalka Hindiya, iyaga oo ka cabanaya Bawaagtii Dugsiyada oo lagala soo daahay. Dadkii mudaharaadayey  markii ay derbiyada u soo fuuleen xafiiskiisa ayaa siyaasigii …

29th April 2025  admin  

Bahda Allsanaag waxay  tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, eheladdii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Saalax  Maxamed Muuse  Saalax Googooye oo caawa ku geeriyooday magaalada Toronto ee dalka Canada. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano …

29th April 2025  admin  

Dowlada Boqortooyada Sacudi Carabiya ayaa ku dhowaaqday in Ciid Al-adxa ay noqon doonto maalinta  Isniinta  ee bisha September ay tahay 12. Sabtida soo socta ayaa ay tahay maalinta ugu horeysa ee bisha Dul Xijja waxayna iida ay noqonaysaa sida caadiga …