29th March 2024  admin  Category :

 

Isutaga Ardada Muslimiinta ayaa waxay ku madaharaaden xafiiska agaasime ku xigeenka waxbarashada ee gobolka Kerala ee dalka Hindiya, iyaga oo ka cabanaya Bawaagtii Dugsiyada oo lagala soo daahay. Dadkii mudaharaadayey  markii ay derbiyada u soo fuuleen xafiiskiisa ayaa siyaasigii lagu mudaharaadayey cagaha wax ka dayey

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*