26th April 2024  admin  Category :

Ceelka shidaal ee Lughaya waa ceel la diyaarshay 1990, waana ceel uu dhex ceegaago batrool aad u tira badan, waxaanan ka haynaa xog rasmiya.

Waxaana maalmahaan socda muran dhanka deegaanka ah oo kasoo cusboonaaday deegaanada Lughaya, waxaana xaqiiqa in aynan ka marnayn ceelka shidaal ee Lughaya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*