Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025 admin
Cunaqabatayntii Puntland oo saamaysay Galmdug sadex maalmood ayaa korontadada iyo biyuhu ka go’anyihiin madaxtooyada Galmudug ee Cadaado, iyadoo albaabadana loo xiray, islamarkaasna aysan joogin Wax Ciidan oo waar Diyeynaya sidoo kale sadexdaas cisho waxaa iyagana korontadu ka maqantahay laba idaacadood …

30th April 2025 admin
3 qof ayaa ku geeryooday tira tobaneeyo qofna way ku dhaawacantay iska horimaad hubeysan oo u dhaxeeyay maleeshiyaadka SNM-ta iyo dhalinyaro ka kacday dil loo geystay marxuun Maxamed Cawil oo ay dileen maleeshiyaad uu horkacayo tima-weyne oo ah maamulka Hargeysa …

30th April 2025 admin
Dhawaqa rasaasta dhafan dhaafka u dhacaysa ayaa ilaa hadda ka socda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Inta la ii xaqiijyay, hal ruux ayaa ku geeriyooday rasaas ay riddeen askar kasoo jeeda Jabhadda SNM, iyada oo sidaasi ay u ku …