Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025 admin
Murashaxa madaxweynaha dowladda Federalka Somalia Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamud Farole, oo shir jaraa’id caawa warbaahinta ugu qabtay magaalada Garowe, ayaa ka hadlay arrimo ku aadan muddo xileedka dhammaday ee madaxweyne Xasan Sheekh iyo cidda xilka sii hayn doonta inta laga …

30th April 2025 admin
Magacyada Ardaydii Ingiriisku Gaaleeyay 1884 ilaa 1910. Berbera iyo Dhaymoole. • Sawirka sare waa ciidamo u badan beesha Daarood oo dhiig badan u daadiyey difaaca diinta Islaamka iyo xornimaddii Qaran Soomaaliyeed oo la helo Cawil Xaaji C/laahi, oo magaciisa …

30th April 2025 admin
Madaxda maamulka Beelaha Isaaq ku midaysan yihin ee SNM, oo uu ka mid yahay Ra’isawasaare ku xigeeka Soomaaliya Maxamed Cumar Cartan, oo maalmahan oo dhan ku doodayey in kuraasta aqalka sare ee Xildhibaanada ka imanaya waqooyiga Sooomaaliy la wada siiyo …

30th April 2025 admin
Madaxweeynaha waqtigiisa uu dhamaaday ee Xasan Shiikh ayaa inta badan wuxuu ku faanaa inuu wax qabad kii ugu fiicnaa uu qabtay, uuna ku guuleeystay dhamaan lixdii tiir uu la yimid. Hase ahaatee, wax qabadka uu sheeganayo ma ahan mid ay …