26th April 2024  admin  Category :

 

Magacyada Ardaydii Ingiriisku Gaaleeyay 1884 ilaa 1910. Berbera iyo Dhaymoole. •

Sawirka sare waa ciidamo u badan beesha Daarood oo dhiig badan  u daadiyey difaaca diinta Islaamka iyo xornimaddii  Qaran Soomaaliyeed oo la helo

Cawil Xaaji C/laahi, oo magaciisa loo bedelay “Anthony James”, balse markii dambe soomaalidu ugu yeedhi jirtay C/laahi James.
• Faarax Jaamac oo magaciisa loo bedelay “Francis George”, balse markii dambe soomaalidu ugu yeedhi jirtay Faarax George.
• Axmed Sh. Cumar oo magaciisa loo bedelay”Arthur Clement”, balse markii dambe soomaalidu ugu yeedhi jirtay Axmed Arthur.
• Cabdi Yuusuf oo magaciisa loo bedelay” Antoni John”, balse markii dambe soomaalidu ugu yeedhi Cabdi John.


• Cumar Dayib oo magaciisa loo bedelay “Joe Bell”, balse markii dambe soomaalidu ugu yeedhi Cumar Bell.
• Suuban Kaahin oo magaceeda loo bedelay ” Susan Keif”, balse soomaalidu ugu yeedhi jirtay Suuban Keef.
• Kaaha Cadarre oo magaceed loo bedelay ” Kiat Murre” ,balse soomaalidu ugu yeedhi jirtay Kaaha Moore.

Magacyada Ardaydii Ingiriisku Gaaleeyay 1884 ilaa 1910. Berbera iyo Dhaymoole. • Cawil Xaaji C/laahi, oo magaciisa loo bedelay “Anthony James”, balse markii dambe soomaalidu ugu yeedhi jirtay C/laahi James.
• Faarax Jaamac oo magaciisa loo bedelay “Francis George”, balse markii dambe soomaalidu ugu yeedhi jirtay Faarax George.
• Axmed Sh. Cumar oo magaciisa loo bedelay”Arthur Clement”, balse markii dambe soomaalidu ugu yeedhi jirtay Axmed Arthur.
• Cabdi Yuusuf oo magaciisa loo bedelay” Antoni John”, balse markii dambe soomaalidu ugu yeedhi Cabdi John.


• Cumar Dayib oo magaciisa loo bedelay “Joe Bell”, balse markii dambe soomaalidu ugu yeedhi Cumar Bell.
• Suuban Kaahin oo magaceeda loo bedelay ” Susan Keif”, balse soomaalidu ugu yeedhi jirtay Suuban Keef.
• Kaaha Cadarre oo magaceed loo bedelay ” Kiat Murre” ,balse soomaalidu ugu yeedhi jirtay Kaaha Moore.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*