Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th November 2024  admin  

Maamulka Hirshabeele oo aas aaskiisa uu dabada ka rixayey madaxweeynihii horre Xassan Shiikh ayaa lagu soo waramayaa in baarlamaankii loo dhisay maamulkaas ay 13 ka mid ah xubnaha baarlamaanka ahaayeen kuwo waxna qorin, waxna aan aqrin karrin. Faah faahinta warkaas …

20th November 2024  admin  

Dawladda Puntland oo dagaalka Gaalkacyo ku eedaysay Ciidamada dawladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug oo iskaashanaya. …

20th November 2024  admin  

Beesha Warsangeli oo baaq ka soo saartay caddalad  xumada loo qaybiyey Xildhibanada Aqalka sare ee Puntland. Beesha Dubeys ee Warsangeli ee degta degmooyinka  Dhahar iyo Boosaaso  ayaan ka mid ahayn oo ka qayb gelayn  tartanka Xildhibaanada aqalka sare ee baarlamaanka …

20th November 2024  admin  

Daawo Jowhar iyo Beledweyn oo labo Dastuur kala yeeshay , welina dawladda federaalka sideedii Xildhibaan ee aqalka sare meel ayeey u yaaliin khilaaf kasta oo dhex yaal. Sababtoo ah madaxda wax qaybinaysa iyo bulshada labadaa gobol dega ayaa ku wada …