26th July 2024  admin  Category :

Beesha Warsangeli oo baaq ka soo saartay caddalad  xumada loo qaybiyey Xildhibanada Aqalka sare ee Puntland. Beesha Dubeys ee Warsangeli ee degta degmooyinka  Dhahar iyo Boosaaso  ayaan ka mid ahayn oo ka qayb gelayn  tartanka Xildhibaanada aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya . Halka Cismaan Maxamuud, Cumar Maxamuud, Ciise maamuud  Cali saleebaan, Wabeeneeye,Cabdirixiin  iyo reer Maxamuud oo intuba ka tirsan Jifooyinka beesha Majeerteen ay tartanka ku jiraan. Arintan aan Puntland ka hor dhicin  sida qura oo loogu hortagi karo waa baaqa odayaasu ku baaqeen oo laga qayb galo. Si caddalad darda Puntland ka jirta iyo sababta keentay in Galgalo lagu daawado argagixisada hoyga ka dhigatay  Caalamka loo tuso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*