10th November 2024 admin Category :
Maamulka Hirshabeele oo aas aaskiisa uu dabada ka rixayey madaxweeynihii horre Xassan Shiikh ayaa lagu soo waramayaa in baarlamaankii loo dhisay maamulkaas ay 13 ka mid ah xubnaha baarlamaanka ahaayeen kuwo waxna qorin, waxna aan aqrin karrin. Faah faahinta warkaas fadlan hoos ka daawo.
https://youtu.be/Gj2xR7seJOI
Allsanaag.com