
30th September 2023 admin Category :
Daawo Jowhar iyo Beledweyn oo labo Dastuur kala yeeshay , welina dawladda federaalka sideedii Xildhibaan ee aqalka sare meel ayeey u yaaliin khilaaf kasta oo dhex yaal. Sababtoo ah madaxda wax qaybinaysa iyo bulshada labadaa gobol dega ayaa ku wada abtirsada hal beel.