Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th June 2025  admin  

Caleemo saarka Deni ma noqon doonaa madal lagu xalliyo khilaafka Federaalka iyo Puntland Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay marti-qaad u fidiyeen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud si uu uga qayb galo munaasabadda caleema saarka madaxweyne Deni. Wararku …

7th June 2025  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Dr Xassan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen madaxda Maamulka oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni …

7th June 2025  admin  

Muxuu Hawlgalka Ciidamada Badda ee Midowga Yurub ka yiri xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya? Taliye ku xigeenka Hawlgalka Ciidamada Badda ee Midowga Yurub ee Atalanta oo ka howlgala Xeebaha Soomaaliya oo maalmihii ugu dambeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta shir …

7th June 2025  admin  

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku eedeeyey hoggaanka dowladda inay kala dhantaaleen mdnimada dalka sida uu hadalka u dhigay. Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku yiri” Nasiib darro ka weyn ma jirto in hoggaanka dowladdu ay …