Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th February 2025  admin  

Maxay tahay sababta Cabdixaafid looga reebay ciyaartoyda galabta ka hortagaya Niger? Xulka kubadda cagta ee Soomaaliya ayaa galabta kulan saaxiibtinimo la ciyaaraya dhiggooda dalka Niger, iyadoo uu noqonayo kulankoodii ugu horreeyay kadib safarkii ay ku tageen dalka Morocco. Xulka qaranka …

25th February 2025  admin  

Madaxweye Deni ” Anigoo ah Madaxweynihii Dalka waxaan ku dhawaaqaya in uu dalku u jiheeystay Doorasho hal qof iyo hal cod ah” Madaxweyne @HESaidADeni " Anigoo ah Madaxweynihii Dalka waxaan ku dhawaaqaya in uu dalku u jiheeystay Doorasho hal qof …

25th February 2025  admin  

Waa kuma Nageeye Cali Khaliif, maxay se dowladdu ka tiri? Lix iyo soddonkii saac ee u dambaysay waxaa baraha bulshada Soomaaliga qabsaday sawirka iyo magaca Nageeye, oo ah shaqsi aad loo yaqaan islamarkaas na abuuray hadalhayn weyn. Waxaa la faafiyay …

25th February 2025  admin  

Halgankii dhiiga loo daadiyey maanta waxa la hoos geeyey HAG iyo Heritage. Shacabka gobolka Sool oo dhowaan iska xoreeyey maamulkii xooga ku haytay ee SNM iyo horjoogayaashii u shaqayn jiray , oo shacbku intooda badanI sugayeen inay maamulka gobolkooda gacanta …