Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd February 2025  admin  

Xiriirka Ruushka iyo Afrika oo sii xoogeysanaya Xiriirka Ruushka iyo Africa ayaa u muuqda mid sii xoogaysana sanadihii u dambeeyay, hadaba maxaa keenay isbedelka, maxayse yihiin arrimaha ugu muhiimsan ee Africa iyo Ruushka iskakaashaadaan? Xuseen Barre ayaa su’aalahaasi weydiiyay Jaamac …

23rd February 2025  admin  

Guryaha ay Rwanda u diyaarisay muhaajiriinta ay Muslimiintu ka mid yihiin ee UK laga soo celinayo Toddobaadkan, Rwanda ayaa udub-dhexaad u ahayd dood ka dhex taagneyd siyaasadda UK oo ku aaddan inuu shaqeyn karo isku daygii ugu dambeeyay ee dowladda …

23rd February 2025  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Culusoow ayaa u magacaabay in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha Dib u heshiisiinta, Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow oo horay u ahaa Lataliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Dastuurka. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow ayaa ka …

23rd February 2025  admin  

Waa kuma Cabdiraxmaan Kulmiye oo sirdoonka SNMsheegay ‘inuu yahay basaas ay gacanta ku dhigeen’? Qoraal ay hay’adda ku soo daabacday boggooda X ee horay loo oron jiray Twitter, ayaa lagu sheegay in ragaasi hore u fuliyeen falal ka dhan ah …