26th July 2024  admin  Category :

Guddiga qaban-qaabada aaska wasiirkii Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland.

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada aaska wasiirkii Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland.

Guddiga ayaa ka kooban 7 xubnood oo iskugu jira madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland, Wasiiro, ganacsato iyo odayaasha dhaqanka.

No photo description available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*