27th July 2024  admin  Category :

Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa hadda ku dhawaaqay 17 urur-siyaasadeed oo isdiwaangeliyey, waxaana kamid ah mid ay xukuumaddu leedahay oo lagu magacaabo KAAH.

Guddigu waxay sheegeen in afar urur oo kale ay hadhsanyihiin oo dhawaan la shaacin doono.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*