29th September 2022  admin  Category :

Beelaha Harti ee dega gobola Bakool oo laga qadiyey Baarlamaanka Koonfur galbeed

Beelaha Harti ee dega Bakool oo laga qadiyeey baarlamaanka koonfur galbeed halka laga soo buuxiyey USC iyo beesha Farmaajo. Digil iyo Mirifle waxaa ku dhacay cudurka Stockholm Syndrome ninka ku xasuuuqa inaad ka jeclaato kan kusoo dhoweeya. Shalay C/raxmaan Ibbi oo ah Dir Gaadsan Digil ku qaraabta, oo horay xilligii Maxaakiimta markuu kicinayey beelaha Hawiye ku khubadeen jirin wax ka baxsan dhaqanka Soomaaliyeed

ayaa beesha Harti shirkeedi Garowe u jawaab lagu yidhi oo u gefay. Akhriso liiska Xildhibaanada cusub ee Koonfur Galbeed iyo beelaha ay kasoo kala jeedaan

Halkaan hoose ka akhriso liiska Xildhibaanada oo dhameystiran.

Maalintii uu Allah Cabdulaahi Yuusuf Qaranimada Soomaalida raadinayey

Maanta Baydhabo Shacabka Xildhibaan Ibbi soo doorta ama soo dooran doona

Image may contain: 9 people

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*