26th April 2024  admin  Category :

Farmaajo oo 18 May deeq dawo ah u soo diray gobolka Togdheer

Image may contain: 1 person, standing

Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Kaluumaysiga ee Soomaaliya ayaa gaadhay Magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer . Weftiga Wasiirka ayaa sida shixnad dawooyin ah iyo agab kale ayaa lasoo dhoweeyay, waxaanna socdaalkoodu lagu soo aadiyey maalinta 18 may. Waftigan ayaa soo bixi lahaa maalintii shalay, hase ahaatee markii danbe laysku afgartay siyaasad ahaan maalinta ugu fiican inay tahay 18 may.

One thought on “Gobolka Togdheer oo deeq la gaarsiiyey

  1. Oday

    18 May waa maalinta nadaafadda, caafimaadka iyo gaar ahaan coronavirus, waxaa muhiim u ah nadaafadda. Sida aan wada ognahay nadaafadu aad ayey qeyb lixaad leh uga qaadataa ka hor tagga cudurka covid 19
    Runtii waa maalin farxad leh in iyada oo ay tahay maalintii nadaafada haddana la helo daawo iyo qalab kale oo wax looga qabto cudurka safmarka ah ee Covid 19.
    Aad bey dawladdu u mahadsantahay

    Reply

Leave a Reply to Oday Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*