27th July 2024  admin  Category :

Gobolka Sanaag oo lacagtii abaaraha laga qadiyey.

Lacagtii  Guddiga heer Qaran ee abaarhu ugu deeqeen Somaliland ee ahayd   250 kun oo doolar. Beesha Isaaq ayaa gaar u qaatay oo yiri Somaliland waa Anaga. Lacagtii 100 doolar ee Guddiga heer Qaran ee abaarha ugu deeqeen SSC. Beesha Dhulbahante ayaa gaar u qaatay oo yiri Sool , Sanaag iyo Cayn  waa Anaga. Lacagtii 200 kun oo doolar ahayd oo loogu talo galay Puntland. Beesha Majeerteen ayaa iyadana isku koobtay, oo hadda leh Anagama naguma filna . Hoos ka daawo Bulshada Gobolka Sanaag oo ku baraarugay iyaga oo cidla ka heesaya. Hase ahaatee aan horay uga dignay waxa ku soo socda

https://allsanaag.com/gudiga-heer-qaran-ee-gurmadka-abaaraha/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*