16th April 2024  admin  Category :

Fursad kasta oo USC iyo SNM ay  helaan waa lugooyda  qaranka Soomaaliyeed iyo inay wax ka bedelaan wixii Soomaali ku heshiisay

Soomaali waxay ku heshiisay inay federaal yihiin oo federaal wax ku qaybsadaan. Laakiinse markII  jabhadkii hore ee SNM Ibraahim Iidle Sulaymaan iyo mid ka mid ah hogaamiyaashii Maxaakiimta Muqdisho  oo lagu magcaabo  Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe ay magaca Soomaaliyeed  shir uga qayb galeen. Magacii federaalka meesha waa ka saareen oo waxay sheegteen Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Magaaladda khartuum ee xarunta dalka Suudaan waxaa ka furmay shir looga hadlayo arimaha garsoorka, waxaana dowladda Soomaaliya shirkaasi uga qeyb galay wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka.

Shirkan oo uu  furay madaxweenaha dalka Suudaan Cumar Xasan Axmed Albashiir ayaa ahaa shirkii  koowaad ee gudoomiyaasha maxkamadda sare gudoomiyaasha garsoorka ee wadamadda Africa iyadoo ay ka soo qeeb galeen wadamada Africa badankooda waxaana  dowladda Soomaaliya u matalayay gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka  Ibraahim Iidle Sulaymaan iyo Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe gudoomiyaha maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir.

 

.

http://www.haldoornews.com/2016/05/04/garyaqaankii-guud-ee-somaliland-dhawaan-iska-calisay-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-maxkamada-sare-ee-somalia/

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*