27th April 2024  admin  Category :

Yaa Mudnaanta lahaa in la siiyo, dhowr boqol oo kun oo Qof oo ku g’odoonsan Bariga gobolka Bari iyo Garoonka Mauqdisho. Maxaa keenay in Deeqihii caalamku ugu talo galeen Guud ahaan Bulshada Soomaaliyeed inaany Muqdisho soo dhaafin .

Hoos ka daawo Reer Gardafuul oo dhagxaantii Gacmahooda ku guraya iyo Madaxdii dawladda Federaalka Soomaaliya oo Cagaf dhoola tus ah ku dhex wadata Garoon laga dhisay Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*