26th July 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa sooryo Casho sharaf ah ugu sameeyay Gurigiisa Mas’uuliyiinta Xarunta Talo soo jeedinta Soomaaliyeed.
Casha Sharftaasi kadib Gudoomiyaha Gobalka Mudane Cumar Maxamed Maxamud (Filish) iyo Mas’uuliyiinta Xarunta Talo soo jeedinta waxay kaga wadahadleen sidii ay isaga kaashan lahaayeen Labada dhinac ka shaqeynaay wixii Dalka Dan u ah gaar Caaaimada Muqdisho horumarinteeda.
Duqa Magaalada Muqdisho wuxuu boogaadiyay dadaalay ay Xarunta Talo soo jeedinta wado wuxuu u cadeeyay inuu diyaar u yahay wdashaqeyn dhexmarta Gobalka Banaadir iyo Xarunta.Duqa Magalada iyo Mas’uuliyiinta Xarunta waxay si gaar ah iskula soo qaadeen in la iska kaashado barnaamijo ku saabsan ka wacyigalinta Bulshada ee Cudurka Cronavirus ka si looga shortage faafida xanuunkaasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*