26th April 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, bulshada Puntland, Reer Maakhir,  qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Marxuum  Axmed Xuseen Yuusuf (Doonyaale)  , oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta Soomaaliyeed, guurtida iyo waxgaradka Gobolada Sanaag, Hayland iyo Puntland

Marxuum Axmed Xuseen Yuusuf (Doonyaale)   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

2 thoughts on “Tacsi: Axmed Xuseen Yuusuf (Doonyaale)

  1. Adam Mohamed

    اللهم اغفرله وارحمه , وعافه واعف عنه , وأكرم نزله ووسع مدخله , واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس, اللهم جازه بالحسنات إحسانا وبالسيئات عفوا وغفرانا , اللهم عبدك أن كان محسنا فزد في حسناته وأن كان مسيئا فتجاوز اللهم عن إساءته, اللهم افتح أبواب السماء لروحه وأبواب رحمتك وأبواب جنتك أجمعين برحمتك ياأرحم الراحمين, اللهم هذا عبدك خرج من روح الدنيا وسعتها , ومحبوه وأحباؤه فيها إلي ظلمة القبر وماهو لاقيه , كان يشهد أن لا إله إلا الله وأن محمد عبدك ورسولك وأنت أعلم به , اللهم يمن كتابه , وهون حسابه , ولين ترابه , وألهمه حسن جوابه , وطيب ثراه وأكرم مثواه واجعل الجنة مستقره ومأواه. امين امين يارب العالمين.

    Reply
  2. RAAGE SAÏD

    WE PRESENT OUR SINCERE CONDOLENCES TO THE FAMILY OF AHMED HUSSEIN YUSSUF DOONYAALE, JANATA FARDAWS AAKA WARABIYO, AMIIN, AMIIN, AMIIN !!!!!

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*