12th May 2026 admin Category :
Wasiirro, Xildhibaano, Maamulka gobolka Cayn, maamulka degmada Buuhoodle iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday wax ka baratay Jaamacadda Bariga Africa faraceeda Buuhoodle .