14th August 2022  admin  Category :

Garaadkii Beesha Cali Sandule oo Hargaysa ku sugan  iyo Buurmadow oo wada socda ayaa booqday Cali Sandule. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil,  oo dhowaan beesha Jaamac Siyaad ay  kalsoonida kala laabteen  ayaa maamulka beesha Isaaq iyaga oo ceebtooda qarinya u direen  inuu soo booqdo Cali Sandule. Caili Sandule in badan ayuu ku xanuunsanayey Hargaysa, Garaadku muxuu uga hadli waayey mar hore ? . Hadaba ogow wiilasha tirada badan ee ka soo jeeda  beelaha `Warsangeli iyo Dhulbahante oo aabyaashood ka dhaxlay Isimnimada  iyaga oo garab ka helayey SNM inaanay wax dan ah u hayn beelaha ay magacooda ku qaraabtaan.

Baaq Caaqilka guud ee beesha Jaamac Siyaad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*