26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Si Baladhan loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Garoowe

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 27 December 2018 waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasumadda Dowladda Puntland.

Madaxweynaha oo safar ugu maqnaa Dalka Kenya ayaa waxaa safarkiisa ku wehelinayey Marwada Madaxweynaha Drs. Hodon Siciid Ciise iyo Saraakiil katirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland.

Image may contain: one or more people, people standing, crowd and outdoor

Image may contain: one or more people, motorcycle, sky and outdoor

Image may contain: sky and outdoor

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing

Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Image may contain: 4 people

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*