17th January 2022  admin  Category :

Jidka Ceel Daahir wuxuu wuxu ka soo bilaabmay magaalada  Ceel Daahir sanad ka hor, maanta wuxuu marayaa Toggii Hadaaftimo, Haddii Allah idmo  sanadka danbe ee 2020 wuxuu gaarayaa Geed Maraar iyo Ceerigabo

Xaquuqda sawirada iyo muuqaalka waxa iska leh Maxamed Xuseen  Adan, Haddii aad daawatay  muuqaalkan oo aad ku faraxday , U ducee madaxweyne gaas inuu shan sano oo kale  uu Puntland  ku hogaamiyo Caddalad, sinaan, dhex dhexaadnimo  Isku tashi iyo qabyaalad la’aan.

Waa magaalada Ceel daahir oo jidkii Galbeed ka aadayo. Ceel Daahir waxay ka mid tahay magaalooyinka xawaaraha ku koraya Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*