26th April 2024  admin  Category :

Gaas oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Kaydka Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 2 October 2018 magcaabay Taliaya Ciidanka ah ee Kaydka Dowladda Puntland.

Xeer Madaxweyne Lr.135 October 2, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Kaydka ah ee Dowladda Puntland.

Hoos ka akhriso digreetada

Xeer Madaxweyne Lr.135 October 2, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Kaydka ah ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

 

Markuu Arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

 

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa shaqo

Wuxuu Xeeriyey:

 

Waxaa G/Sare Cumar Cabdullaahi Maxamed (Cumr Fara-weyne ) loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Kaydka ah ee Dowladda Puntland.

Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.
-DHAMMAAD-

https://allsanaag.com/cumar-faraweynejeegaanta-waqtigeedii-waa-dhammaaday-ilaa-lebida-gaatama-waa-la-qaban/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*