26th April 2024  admin  Category :

Daawo sida looga been sheegayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo

Haddii  ay shalay SNM  lahaayeen iyaga oo been sheegayaiarmaajo ayaan na soo weeraray, Maantana hoos ka akhriso beenta ay isku maaweeliyaan SNMta aan ixtiraamin bisha Ramadaan

http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=222081

Niman dadkii dhintay Qabuuraha ka soo faganaya si aqoonsi ay u helaan,  miyeey u daahayaan inay ka been sheegaan Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo   booqday Isbitaal Madiina oo ay ku jireen dadkii ku dhaawacmay Qaraxii  ka dhacay  suuqa Kaawo-godey ee Degmada Wadajir.

http://radiorisaala.com/daawo-sawirada-madaxweyne-farmaajo-oo-booqday-isbitaal-madiina/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*