29th March 2024  admin  Category :

Madaxweeynaha DF ee Soomaaliya Maxamed Ca/laahi Farmaajo ayaa wareeysi uu siiyey Radio Shabeelle ayaa kaga hadlay arrimo badan. Hadaba mar uu ka hadlayey arrimaha doorashada waxa uu sheegay in isaga ahaan uu doonayey in uu dalka ka qabto doorasho qofi iyo cod ah, balse laga diiday. Markii uu damcay in la’aado doorasho dadbana ay shuruudo aan dhammaaneeyn ay la yimaadeen Puntland iyo Jubaland. Cidda fashilisay shirka ayuu sheegay ineey ahaayeen nimankii shuruudaha la yimid. Wareeysiga oo dheer fadlan hoos kaga boggo.

4 thoughts on “Farmaajo Puntland iyo Jubaland Daacad Kama Aheen Doorasho in La’aado

  1. Jirac

    Hehe oh boy Farmajo waxaa iiga baxay wareysigan exactly sidii aan fahmay only wuxuu challenge kula jiraa maamulada Jubaland iyo puntland caqligisa si fiican u fahma wuxuu yidhi KENYA ?? IYO EMARATES bay aadeen telephone nadiina way damsadeen wuxuu ka dhigayaa yacni Kenya ?? iyo United Arab Emarates bay u shaqeeyaan ama support gareeya “Well what about Qatar ?? and Turkey ??“ What about thirty thousand troops from Amisom including Djibouti ?? Kenya ?? Ethiopia ?? Uganda ?? what’s the difference” ilaahay maqaadiirtiis isaga kaliya ma’ahan waa Somalida inteeda badan ilaahay wuxuu tusay Reer puntland hadaysan ciidan lahaan laheyn puntland tii 1993 Hassan Daahir aweys laga soo hubeeyey Burco mid ka daran baa dhici laheyd bal idinku ila eega yaabkan Gobalka Sool dadkii baa xabad lala dhex taagan yahay xitaa iyadoo ay Ramadan tahay si la’isku laayo las’anod na Khamro sidii Cali baysteenkii baa lagu dhameeyey. Sanaag iyo Gobalka Bari ama bossaso na waa loo wada jeedaa in wali ilaa 1993 ilaa dhacdadii XASUUQII SHIDAN EE 52 qof lagu xasuuqay bad iyo biri laga soo weeraray why waayo waa fahmi kartaan in Deegaan keena shaatiga shaydaan ka loo gashto horay u tijaabiyeen Markuu Hassan Daahir aweys hadlo Hassan dhaheeye na waa hadlaa waa bil Ramadan waa XAQIIQA weeye dadkanaga iyo diinteena suuban inay shaatiga shaydaan ka u gashanayaan. Alhamdu Lilaahi Rabil caalamiin maanta oo ay 2021 tahay dadkanaga waa fahmeen HAMBALYO CIIDAN KA DARAAWIISHTA PUNTLAND ILAAHAY HA IDIN BARAKEEYO. Farmajo Waxaan leeyahay GOOD LUCK PUNTLAND IS “RED-ZONE” JUBALAND NA WAA MUQADAS Kenya ?? waxay ka baxaysaa Somalia ?? gaar ahaan jubaland markay Askasta Uganda ?? Djibouti ?? Ethiopia ?? ka baxaan Somalia ?? oo lacagta European Union ?? iyo United States ?? ku bacshaan ama ku kabaan joogsato inta kaleeto kuwaas iyakuba soo shaqo tagay bay la mid yihiin. Farmajo waa Eber zero FARMAJO FAARUQ WAA IN LOO BAXSHAA. Balan baan ku qaaday inaan xiro maalintuu wiilasha Reer DIINI isku laayey oo aan oga dignay baan ku dhaartay inaanan oga harin Daalim ka ur SIYAASADEED na u noqon weyday GEDO IYO JANAN iyo GAREENADIISA intuu seexday buu isku dayayaa inuu waxaynu intaas dhisayney inuu bur buriyo ma maanta baa Ahmed madoobe oo MAXAAKIMTII ka mid ahaa iyo kuwo qariban oo shaatiga shaydaan ka kuu gashanaya iyo kuwa u qaba in Mogadishu bur burto ay ICTIRAAF gelayaan nimanka aynu rabnay inayyan siyaasada cagta soo gelin buu wuxuu siiyey chance ay yan fileyn inayba heli karaan ebid ileen isaga waxaa u muuqato waxaan kuu ogeleyn waa jubaland iyo puntland Markaasuu hadba ka kor dhawaajin odayadii iyakoo isku dayaya inuusan dhibaateyn walaalaheen ABSAME isagoo u tusinaya cadow wax waa hore laga soo gudbay sida WALAALAHA GALGADUUD uff duf ku bax wuxu liitee isagoo heli kara inuu dadkiisa isku wato wuxuu u ekeen lahaa POWERFUL PRESIDENT bal eega maanta waa ME OR NOTHING caqli yaraa wuxuu iska dhigayaa PATRIOT KENYA BAA BADEENII NAGU QABSATAY YES WAA LAGUGU QABSANAYAA KUWII SAXIIXAY MOGADISHU BAY KULA JOOGAAN WHATS YOUR PURPOSE ADIGU WESTERN COUNTRIES ARE CHRISTIANS YES YOUR WEAKNESS AND YOUR LEADERS STUPIDITY ITS THEIR BENEFIT. Caqligiisu inuu hooseeyo waan dareemay muxuu garan waayey hordadan dan kuuma ahee inuu Kismayo tago oo Garowe tago oo isimada isticmaalo oo card kiisa isticmaalo dadkiisa isku dowdo Somali oo dhan inuu GAREENO ka doorto markay wareeraana Ankara dayuurad u saaro. HADA HADAAN GARTA LOO DHIIBO ABTIYADIIS REER SOOL U MALEYN MAAYO MAANTA IN HAL WIIL OGA DHIMANAYO FARMAJO IYAKAA DHIB KU FILAN HAYSTAA OO U BAAHAN DUCADEENA BISMILLAHI RAHMANI RAHIM.

    Reply
  2. Haashim

    Walaal wax cad ayaad dooneesaa inaad muran geliso. Baarlamaanka hala kala diro, ciidanka saraakiishooda shaqada halaga ceeriyo, xubnaha Damun Jadiid oo dhan miiska hasoo fadhiistaan. Bal Dam Jadiid xagee ka taliyaan? Ma Puntland ayeey baarlamaanka ka soo xulayaan mise Koonfur Galbeed. Marka cida shirka fashilisay cid kasta weey araktaa. Bal eeg Deni hal wax oo lataaban karo oo Puntland danaheeda ah miiska ma keenin. Hada waxaa la yiri baarlamaanka Puntland ayuu isugu yeeray bal muxuu u sheegayaa? Waa iska cadahay wuxuu dhahaayaa Farmaajo doorasho ma rabo in la aado. Ma doonayo shuruudah qashinka ah ee uu miiska keenay.

    Reply
  3. Haliye

    Farmaajo qorshihiisa kowaad waa inuu Kismaanyo ku wareejiyo Barre Hiiraale iyo walaalaha Galgaduud, wuxuu Puntland kula dirirayaa Jubbaland ka har, wax dhici kara maha Jubbaland waa Puntland, Puntland-na waa Jubbaland.

    Reply

Leave a Reply to Haashim Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*