31st January 2023  admin  Category :

Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullahi Denni ayaa caawa

Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullahi Denni ayaa caawa kulan wada-tashi ah Madaxtooyada kula leh Aqoonyahanada, Waxgaradka, Siyaasiyiinta iyo Ururada Bulshada Rayidka ah ee reer Puntland. Wada-tashiyada kadib markii ay soo gabagaboobaan Dawladda Puntland waxay soo saari doontaa war ku saabsan mowqifkeeda muddo kordhinta sharci darada ah ee uu sameeyay Madaxweynihii hore ee Dawladda Federalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

ah Madaxtooyada kula leh Aqoonyahanada, Waxgaradka, Siyaasiyiinta iyo Ururada Bulshada Rayidka ah ee reer Puntland.

Wada-tashiyada kadib markii ay soo gabagaboobaan Dawladda Puntland waxay soo saari doontaa war ku saabsan mowqifkeeda muddo kordhinta sharci darada ah ee uu sameeyay Madaxweynihii hore ee Dawladda Federalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*