26th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada Jubaland, waxaana uu uga warbixiyay xaalada dalka iyo sida Dowlada wakhtigeedu uu dhamaaday ay ugu fashilantay hirgalinta doorashooyin loo dhan yahay.

Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa Bulshada Jubaland ugu baaqay wadatashi guud si looga dhabeeyo himilada shacabka Jubaland.

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada Jubaland, waxaana uu uga warbixiyay xaalada dalka iyo sida Dowlada wakhtigeedu uu dhamaaday ay ugu fashilantay hirgalinta doorashooyin loo dhan yahay. Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa Bulshada Jubaland ugu baaqay wadatashi guud si looga dhabeeyo himilada shacabka Jubaland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*