18th April 2024  admin  Category :

Yussuf Hassan Salan oo la magcaabay Guulwadaynta Villa Wardhiigleey

Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmajo, oo ay umadda Soomaaliyeed ka sugayeen inuu la hadlo oo hor yimaado, jawaabna ka bixiyo dacwaddii Badda ee dib loo dhigay iyo eedaynta madaxdii hore ee Soomaaliya ay ku eedeeyeen inaanu haba yaraatee waxba qaban, ayaa intaa midna samayn ee sidii dhaqanka u ahayd waxa u xil u magcaabay wiil uu Adeer u yahay oo lagu magcaabo Yussuf Hassan Salan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*