26th April 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmnaajo oo kaga cabaadiyey Jabhaddii SNM, baqdin badana ka qaba inuu dib u soo laabanayo

One thought on “Farmaajo oo kaga cabaadiyey SNM

  1. Jirac

    Haddaan fikirkayga ka dhiibto sida aan arintan u fahamsanahay. I guess wuxuu adkeynaynaa “DIR SOLIDARITY” ee Jabhadkan SNM uma jawaabin ama kama qaylin Farmajo ee sidaan u fahmay farah Macalin oo run sheeg ah buu u jawaabin.
    Anigu odaga Ismail Gueleh waqtiganla jooga iyo xaaladdu sida ay tahay runta markii lasheego waa loo baahan yahay.
    Waayo Gobalka oo dhan baa qasan Eritrea, Ethiopia, Kenya oo doorasho soo socoto iyo isagoo beesha Isaaq runta u sheegi karo maadaama uu la xidid yahay siday hada u xodxotaan inanka OGADEN ama Somali State lakiin xaqiiqda meesha yaal waa GOD WALAAL HA QODAN ku dhici doontid ma ogide shalay markay propoganda ku kacsheen wuu u hiiliyey oo waa tii Farmajo iyo iyaka iskugu yeerey Djibouti oo aynu ku baranay DIR SOLIDARITY. SNM ku raali galiyey lakiin xaqiray xasuuqii XASUUQII XALABJA OF SOMALIA Imaka hada waxay marisaa in Emarates kii Djibouti is hayeen ee dakada dooraale laga furfuray inay BERBERA u wareegeen si ay Djibouti ugula challenge gareeyaan xod xotaana ku bilaabeen inanka gabadhooda qaba ee maamul goboleedka Soomaalida Itoobiya we will see what happens. Lacag ta Amisom ay ku qaadato Somalia oo ciidanka Djibouti ka mid yihiina way soo dhamaan waana run in Farmajo tagin su’aashu waxaa weeye maxaa is xigin? wax yaalo badan baa isbedelin Gobalka soon

    Reply

Leave a Reply to Jirac Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*