26th July 2024  admin  Category :

Madaxweeynaha Dawladda Federaalka, Maxamed Ca/laahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u jeediyey qudbad aad u qiimo badan taasoo uu kaga hadlayey arrimihii ugu danbeeyey ee ka dhacayey dalka.

Wuxuu madaxweeynaha sheegay in doorasho dalka uu aadayo, iyadoo la raacayo heshiiskii September 17 iyo kii ka dhacay Baydhabo Feberaayo 16keedii.

Madaxweeynaha ayaa sheegay ineey shacabka Soomaaliyeed ay maanta kalla barteeyn midka aan u naxeeyn iyo cidda u naxeeysa. Hadaba, qudbadaas oo dhammeeystiran fadlan hoos kala soco.

One thought on “Farmaajo Muxuu Qudbadiisa ku Sheegay?

  1. Haliye

    Farmaajo wuxuu intaa isugu adkaynayaa kursiga waa in Jubbaland reer DIINI ku wareejiyo, taasina suurta gal maaha,
    KABLALAX waa QOWMIYAD waana iska kaa celin, ma aha dad Farmaajo iyo Daahir Amiin Jeesow hawaysan karaan.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*