26th April 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta Hargeeysa ayaa inta badan ku mashquulsan wax aysan shaqo ku laheeyn, iyada oo gurigoodii uu is dhex yaacsan yahay. Maamulka Hargeeysa waxaa uu maalmihii ugu danbeeyay xirxirayey dadka musharixiinta ah kuwaas oo aan waxba galabsan. Hadaba iyada oo taa jirto ayaa siyaasiyiinta Hargeeysa waxa ay billaabeeyn in maanta ay iska dhigaan kuwo ka naxaya dadka ku nool magaalada Muqdisho. Waa kuwii lahaa maalmo dhaweeyd burburka Muqdisho waxaa inoogu jirta fursad ee fursadaas halaga faa’iideeysto. Bal qabyaaladii oo hurdada ka soo kacday fadlan hoos ka daawo.

Musharixiinta la iska xirayo maxaa Laga Yiri?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*